📚AQOON GUUD📚🔐💡 Telegram channel photo

📚AQOON GUUD📚🔐💡

@aqoontaguud2Public Channel

Wixii la qoraa quruumo haree 📝🧠🌍 Muxuu hadal qiimo leeyahay 📚💡🔐 ✫✫✫ Welcome to channel ✫✫✫ ♡xikmado ♡dhiirigalin ♡buugaag ♡talooyin muhim ah🧠🗣📚🌍🖋❤️ Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ≪━─━─━─◈─━─━─━≫ https://t.me/aqoontaguud2

159

Last views

4.1k (4,135 subscribers)
Üyeler
—
Rating
38
Total Posts
Oct 16, 2026, 8:19 PM
Güncellendi
Apr 20, 2026
Created
Stats

Türkçe içerik görüyorsunuz. Diğer dillerdeki içeriği görmek için site dilini değiştirin.

Channel Information

Channel Information
Channel Name📚AQOON GUUD📚🔐💡
Username@aqoontaguud2
CategoryPinay İçerikleri
LanguageTürkçe
CountryTürkiye
Üyeler4,135
Channel TypePublic Channel
Created20 Nis 2026
Last Updated16 Eki 2026 • 5 gün önce
StatusActive

Sıralama

Küresel Sıralama
#231185-203
Dil Sıralaması
#2044+5
Kategori Sıralaması
#2270-4

Üye Büyümesi

Toplam: 4.1K30 Days growth: -160.4%
09/1709/2209/2710/0210/0710/1210/16
Üye Büyümesi - 30 Days
DateSubscribers
17:09:20264,151
18:09:20264,151
19:09:20264,151
20:09:20264,151
21:09:20264,151
22:09:20264,151
23:09:20264,151
24:09:20264,151
25:09:20264,151
26:09:20264,151
27:09:20264,151
28:09:20264,151
29:09:20264,151
30:09:20264,151
01:10:20264,151
02:10:20264,151
03:10:20264,151
04:10:20264,151
05:10:20264,151
06:10:20264,151
07:10:20264,151
08:10:20264,151
09:10:20264,151
10:10:20264,151
11:10:20264,151
12:10:20264,151
13:10:20264,151
14:10:20264,151
15:10:20264,151
16:10:20264,135
Üye Büyümesi - Weekly
DateSubscribers
Week of 20:04:20264,225
Week of 27:04:20264,225
Week of 04:05:20264,188
Week of 11:05:20264,188
Week of 18:05:20264,188
Week of 25:05:20264,188
Week of 01:06:20264,188
Week of 08:06:20264,188
Week of 15:06:20264,188
Week of 22:06:20264,188
Week of 29:06:20264,188
Week of 06:07:20264,154
Week of 13:07:20264,154
Week of 20:07:20264,154
Week of 27:07:20264,154
Week of 03:08:20264,154
Week of 10:08:20264,154
Week of 17:08:20264,140
Week of 24:08:20264,140
Week of 31:08:20264,138
Week of 07:09:20264,151
Week of 14:09:20264,151
Week of 21:09:20264,151
Week of 28:09:20264,151
Week of 05:10:20264,151
Week of 12:10:20264,135
Üye Büyümesi - Monthly
DateSubscribers
April 20264,225
May 20264,188
June 20264,188
July 20264,154
August 20264,138
September 20264,151
October 20264,135
Üye Büyümesi - Yearly
DateSubscribers
20264,135

Son Yazılar

Photo1/2
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@dhiiriye
@Enjoy_boy1
@wadnojacayl
@LAMAANe24h
@Cilmu_nafsi_10
@HoygaShekoyinka
@Saxiibka_Nolosha
@udhawoow_allaah
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
@Jowharadi_qalbiga143

Admin - @Zaxiibka_nolosha

https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z
137001
Muhiimadda barashada diinta
Barashada diintu waxay qofka ka caawisaa inuu:
Garto xaqa iyo baadilka
Si sax ah u guto cibaadadiisa
Hagaajiyo akhlaaqdiisa iyo dhaqankiisa
Helo deggenaansho iyo hanuun
U diyaar garoobo aakhiro wanaagsan
“Aqoontu waa iftiin, jahliguna waa mugdi.”
🌙 Ha noqon qof maqla oo keliya—
Noqo qof barta, fahma, kuna dhaqma!
DARSIGA DIINTA
Diintaada jaahil haka noqon
⤷@abdiwah4abWaxaa la qaada Rabaa Arday cusub bilaawga OCTOBER ( Yaa laga buuxin oo kamid noqo Ardayda cusub -> Xasuusin->> Waxaa wax laga badalay qaabka Lacagta loo Qaada ayidoo hadda kadib La maraa Hab fudud oo Arday iyo macalinka isku fahmi karaam)

⤷@abdiwah4ab
What's>612162796
206004
Nicma la inasiiyay waxaa ugu weyn diin iyo iimaan ilaahey ku haleeshiyo S.W.T nicmada ugu weyn aanu helnay inan ilaalina baynu u baahanahay inay noqoto dooroshoyinka aynu heleyno mar walbo tey diinta kuugu nabad galeyso inay noqoto tan koowad aad dooraneyso !!

SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL HAARUUN ✅️
297004
وَمَن يَعْمَلْ سُوءًا أَوْ يَظْلِمْ نَفْسَهُ ثُمَّ يَسْتَغْفِرِ اللَّهَ يَجِدِ اللَّهَ غَفُورًا رَّحِيمًا

Qofkii sameeya camal xun, ama naftiisa ku dulmiya in uu la yimaado wax khilaafsan xukunka Alle iyo sharcigiisa, kadibna Alle u soo noqda isaga oo ka qoomamaynaya wuxuu sameeyay, rajaynayana dembi dhaafidda Alle iyo asturkiisa, waxa uu helayaa Alle u dembi dhaafid badan una naxariisan og.

[An-Nisa:110]
296002
‏اللهم إني أعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجأة نقمتك ..
‏اللهم إني أعوذ بك من جهد البلاء ودرك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعداء
372005
Asc Asxaabta igu xiran

Waxaan idin ogeysiinayaa in berri ay tahay maalinta 9-aad ee bisha Muxarram, waxaana xigta maalinta Caashuuraa (يوم عاشوراء) oo ah maalinta 10-aad ee bisha Muxarram.
Waa maalintii uu Alle SWT badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo qoomkiisii, kana badbaadiyey Fircoon iyo qoomkiisi
Qofkii sooma maalinta 10-aad ee Muxarram (Caashuuraa) Alle wuxu uga dhafa dambiyadi yaryara ee sannadki ka horreeyey
Waxaa Sunnada ka mid ah in Caashuuraa lagu daro maalin ka hor ama maalin ka dib: ✅ 9-ka iyo 10-ka Muxarram. Ama ✅ 10-ka iyo 11-ka Muxarram.
Waxaa ka sii wanaagsan in la soomo 9-ka iyo 10-ka si loo khilaafo Yuhuudda.
📅Sidaas darteed berri oo Arbaco ah iyo Khamiista aan ka faa'iidaysanno soonkan kheyrka badan.


Fadlan gaarsii walaalaha kale ee aan ogeyn si aad ajar uga
hesho.


✅ Ballanteennu waa inaan soomno haddii Alle na gaarsiiyo


اللهم بلغنا عاشوراء وأعنا على صيامها وقيامها. 🤍
511006
Asc saaxiibayaal

Salaan ka dib waxaa aad u soo badanaya dadka cinwaanada laga jabsanayaa waxaana u sabab ah ayaan oran karaa link-iyada aad iska raacaysaan.

Haddii aad aragtaan qof idiin yaqaan ee cinwaankiisa la idiinkaga soo diray sawiro anshax daran link-na la socdo haysku furin link-igaas ogow qofkaa in laga jabsaday taxadar muujiya cinwaankiinana adkeeyay oo Gmail ku xirta.
584003
وفي يوم التروية

- ‏رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ
- رَّبِّ أَنزِلْنِي مُنزَلا مُّبَارَكًا وَأَنتَ خَيْرُ الْمُنزِلِينَ
- ‏رَبِّ اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ
- رَبِّ اجْعَلْنِي مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِنْ ذُرِّيَّتِي رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَاءِ
- رَّبِّ أَدْخِلْنِي مُدْخَلَ صِدْقٍ وَأَخْرِجْنِي مُخْرَجَ صِدْقٍ وَاجْعَل لِّي مِن لَّدُنكَ سُلْطَانًا نَّصِيرًا
- ‏رَبِّ لَا تَذَرْنِي فَرْدًا وَأَنْتَ خَيْرُ الْوَارِثِينَ
- ‏رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرًا
- رَبِّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي فَاغْفِرْ لِي
- رَبِّ هَبْ لِي حُكْمًا وَأَلْحِقْنِي بِالصَّالِحِينَ
- رَبِّ اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِمَنْ دَخَلَ بَيْتِي مُؤْمِناً وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ
- ‏رَبِّ ابْنِ لِي عِندَكَ بَيْتًا فِي الْجَنَّةِ
- وَأُفَوِّضُ أَمْرِي إِلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ بَصِيرٌ بِالْعِبَادِ
- لَّا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
- رَبِّ إِنِّي مَسَّنِيَ الضُّرُّ وَأَنتَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ
- رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنتَ الْوَهَّابُ
- رَبَّنَا آتِنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً وَهَيِّئْ لَنَا مِنْ أَمْرِنَا رَشَدًا
- ‏رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا
- رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً
- رَبَّنَا لاَ تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلاَ تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلاَ تُحَمِّلْنَا مَا لاَ طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا أَنتَ مَوْلانَا 🌷👑🤍
793007
﴿وَبِالْأَسْحَارِ هُمْ يَسْتَغْفِرُونَ﴾
[الذاريات: 18]
اللَّهُمَّ اقْضِ حَوَائِجِي، وَفَرِّجْ هُمُومِي، وَيَسِّرْ أُمُورِي، وَبَارِكْ لِي فِي عُمْرِي وَوَقْتِي
5290010
📚AQOON GUUD📚🔐💡 logo
📚AQOON GUUD📚🔐💡

29 Ağu 2026 18:38

Photo1/2
﴿ إِنَّ الصَّلَاةَ تَنْهَىٰ عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنكَرِ ﴾ .

Salaaddu waa cibaado qofka qalbigiisa iyo noloshiisaba hagaajisa. Qofkii si dhab ah u ilaaliya salaadda, waxay ka caawisaa inuu ka fogaado xumaanta iyo munkarka.

Ha yaraysan salaadda, xitaa marka aad dareento inaad daciiftay. U laabo Alle mar kasta, waayo salaaddu waa xiriirka addoonka iyo Rabbigiis. .

اللهم اجعل الصلاة قرةً لقلوبنا، ونورًا لصدورنا، وسببًا لبعدنا عن كل سوء.

🤍 Ilaahayow naga dhig kuwa salaadda ilaaliya, khayrkana ku dadaala, xumaantana ka fogaada. Aamiin.
5520012
📚AQOON GUUD📚🔐💡 logo
📚AQOON GUUD📚🔐💡

26 Ağu 2026 15:35

📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App

Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.

✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo
📊 La soco horumarkaaga
💯 100% Bilaash
📖 Habka Subac

Google Play:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app

Google Play

Tatbith: Quran Memorization - Apps on Google Play

Memorize the Quran with repetition, revision, and progress tracking.

415002
📚AQOON GUUD📚🔐💡 logo
📚AQOON GUUD📚🔐💡

17 Ağu 2026 08:03

حَسْبِيَ اللَّهُ لا إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ" سبع مرات، كفاه الله تعالى ما أهمه من أمور الدنيا والآخرة
546005
📚AQOON GUUD📚🔐💡 logo
📚AQOON GUUD📚🔐💡

16 Ağu 2026 07:53

Photo1/2
‏﴿وَهُوَ عَلِيمُۢ بِذَاتِ ٱلصُّدُورِ ﴾ 🩷
583008
📚AQOON GUUD📚🔐💡 logo
📚AQOON GUUD📚🔐💡

14 Ağu 2026 12:48

جمعة مباركة
صلوا على الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم🩷
555003
Photo1/2
6 bilood ayaa tagay...

Qorshayaashaadii ma noolyihiin mise cudur daar ayaa aasay?
Weli qafladii miyaad ku jirtaa, waqtigu wuu socdaa adigu mala socotaa?
Naftaadii ma ka adkaatay?
Wixii aad rabtay ma u dhawaatay, mise waad kasii fogaatay?
Bilaha haray maxaad ku samayn doontaa?

Dhalinyaroooooooooooy
Riyooyin badan ayaa la aasay sababtoo ah ficil bay waayeen!
7580013
Photo
Ducada af-furka.🌙

Ramadaan mubaarak🌙👑

"ذَهَبَ الظَّمَأُ،وَابْتَلَّتِ الْعُرُوقُ، وَثَبَتَ الأَجْرُ إِنْ شَاءَ اللَّهُ"

Rabbi ha inaga aqbalo soon-ka, iyo cibaadada🤲.

Al-xamdulillaah.♥️😊
6920012
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.

☑️ Habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood:

Salaada subax kadib 4 bog
Salaada duhur kadib 4 bog
Salaada casar kadib 4 bog
Salaada maqrib kadib 4 bog
Salaada cishe kadib 4 bog

☑️ Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari:

Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

☑️ Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood:

Salaada Subax 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog

☑️ Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood:

Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog

☑️ Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood:

Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
624008
📜 Maanta oo kale 1 Ramadaan |waa Bilowgii Furashada dhulkii la isku odhan jiray andulus
Sanadkii 91 Hijri (710 Miilaadi), bishan barakaysan ee Ramadaan, waxaa xeebaha koonfureed ee Andalus ku degay Tariif ibnu malik
Wuxuu ahaa sahamiye uu diray Musa ibnu Nusayr, si uu u sahmiyo wadada ugu haboon ee lagu gaari karo dhulkaas.

Sahankaas kadibna waa la furtay waxaana halkaas ka hano qaaday xadaarad socotay 8 qarni oo ahayd xadaarad aduunka soo marta tii ugu cajiibsanayd oo aadame ikhtiraaco taasoo u hurseeday cilmi, iftiin, horumar, iyo cadaalad. yurup oo xiligaas mugdi ku jirtay
544002

Showing 30 of 38 posts

Derecelendirme

Giriş yapılması gerekli

Frequently Asked Questions

📚AQOON GUUD📚🔐💡 Telegram kanalı ne hakkında?+

📚AQOON GUUD📚🔐💡 (@aqoontaguud2), tgdio üzerinde Pinay İçerikleri kategorisinde listelenen bir Telegram kanalıdır. Abone olmadan önce sıralama, puan, yorum ve gönderilere bakın. Şu an tgdio üzerinde yaklaşık 4.135 abonesi var.

📚AQOON GUUD📚🔐💡 (@aqoontaguud2) kanalına nasıl katılırım?+

tgdio üzerindeki kanal profilini açın, Join / Open in Telegram ile @aqoontaguud2 abonesi olun.

📚AQOON GUUD📚🔐💡 iyi bir Pinay İçerikleri kanalı mı?+

tgdio üzerinde katılmadan önce 📚AQOON GUUD📚🔐💡 puanını, yorumlarını ve sıralamasını kontrol edin. Şu an tgdio üzerinde yaklaşık 4.135 abonesi var. Benzer Pinay İçerikleri kanallarla karşılaştırın.

📚AQOON GUUD📚🔐💡 istatistiklerini nerede görürüm?+

tgdio üzerinde @aqoontaguud2 sayfasını açın: abone istatistikleri, sıralama, puan ve gönderiler.